* Rates are subject to change any time
Currency Rates are indicative only and subject to change at any time.
To our valued customers,
We would like to take this opportunity to inform you, as of December 20, 2020, our branch in Gold Souq (Al Ras, Deira, Dubai) will be relocated to Al Quoz Industrial Area 4, Dubai. To continue receiving our services, please visit our main branch in Baniyas Square, Dubai.
For any inquiries, please call our toll-free number 80032422
Working Hours:
Saturday to Thursday- 09:00 AM to 10:00 PM
Friday- 02:30 PM to 10:00 PM
Thanks for your continued support.
Yours sincerely
Al Dahab Exchange
------------------------------------------------------------------
OGAYSIIS
Salan kadib
Waxaanu macaamiishyada sharafta leh ku wargelinayaa in xafiiska Aldahab Exchange ee Suuqa Dahab loo wareejinayo xafiis cusub oo laga furayo Al Qaws-Dubai.
sidaa darteed waxaanu macaamiisha sharafta leh ku gelineynaa wixii adeeg ah ee aad u baahatan inaad kala xidhiidhi kartan xafiiska Nasir iskuweer- Dubai
Saacadaha shaqada xafiisaka
sabtida ilaa khamiista
09.00 Subaxnimo ilaa 10 fiidnimo
Jimcaha
02:30 duhurnimo ilaa 10 fiidnimo
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xidhiidha lambarka bilaashka ah ee ah:
800-32422
Mahadsanidin
Al Dahab Exchange